Home Wararka caalamka Dhageyso Taliska Wadooyinka Galmudug oo Dagniin u Diray Gaadiidleyda Galmudug

Dhageyso Taliska Wadooyinka Galmudug oo Dagniin u Diray Gaadiidleyda Galmudug

0

Taliska Ciidamada ilaalada Wadooyinka Galmudug ayaa uga digay Garwaarida ka shaqeysa Deegaanada Galmudug in Maanta wixii ka dambeyay aan lagu arki Karin taargada Maamulka Puntland.

 

 

 

Taliyaha ciidmada Wadooyinka Gaashanle Maxamuud Maxamed Cabdulle ayaa ka sheegay Gaadiidleey Lugu arko isagoo Wata Taargada is Maamul Goboleedka Puntland”

 

 

 

Maxamuud Maxamed Cabdulle Taliyaha Ciidamada Wadooyinka Galmudug ayaa tilmaamay in marar Badan ay Dagniin Siiyeen Gaadiidleyda Galmudug ka Howl-gala islamarkaana ay ka Daga Adeegaan arintaas balse waxa uu Xusay in Bari wixii ka danbeyo tilaabo sharciga waafaqsan Laga Qaadi Doono Gaadiidkii Lugu Qabtay isagoo Wada Taargada is maamul Goboleedka Puntland”

 

 

 

Waa markii ugu Horeysay Hadal Noocaan oo kala ah uu ka soo yeero Taliska Wadooyinka hase yeeshii Maalinta Bari ah ayaa Laga warsugayaa Tilaabada ay qaadeen Taliska Wadooyinka Galmudug”

 

 

 

Hoos ka Dhageyso Codka Taliyaha

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here