Home Wararka caalamka Aaska Boqor Cabdalla kadib Madaxweynaha Turkiga oo imaanaya Muqdisho

Aaska Boqor Cabdalla kadib Madaxweynaha Turkiga oo imaanaya Muqdisho

1

Iyadoo maanta la filayay in Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka uu yimaado Madaxweynaha Dalka Turkiga islamarkaana uu u baaqaday Dhimashada Boqor Cabdalla Binu Cabdin Casiiska Dalka Sacuudiga ayaa la sheegay in Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu imaanayo Muqdisho Aaska Boqorka kadib.

 

 

 

Dhanka kale Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa wali waxaa u Xiran Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho.

 

 

 

Ciidamada ayaa Xitaa Celinaya Gaadiidka ay wataan Mas’uuliyiinta Dowladda federaalka Soomaaliya oo ku amraya in ay ku laabtaan halkii ay ka imaadeen.

 

 

 

Sidoo kale Ciidamada ayaan Ogoleyn in Dadka iyo Gaadiidkuba ay maraan Wadada Maka Al-mukarramma oo ah Wadada kaliya ee ugu Isticmaalka badan Magaalada Muqdisho.

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here