Home Wararka caalamka Safarkii Madaxweynaha Galmudug ee Gaalkacyo oo Baaqday iyo Wafuud kale oo Maanta...

Safarkii Madaxweynaha Galmudug ee Gaalkacyo oo Baaqday iyo Wafuud kale oo Maanta iyana Baaqday…Top News…

1

iyadoo Shalay iyo Maanta Wararkeena aad kala Socoteen imaanshiyaha Madaxweynaha Galmudug ee Gaalkacyo ayaa Wararka Xiligan soo Gaaraya Xafiiskeena Waxa uu Tilmaamayaa in Madaxweynaha uu Baaqday,,

 

 

Madaxweynaha iyo Xubno uu Hogaaminayo Ayaa la Filayay in ay soo Gaaraan Gaalkacyo Maata oo Qamiis ah Hase yeeshee Waxaa uu La Baaqday Kulamo uu la qaadanayo Baarlamaanka Somalia Si loo Xoojiyo Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe oo la Doonayo in Dhawaan la Dhiso…

 

 

Madaxweynaha Ayaa Geesta kale La Filaa in uu ka Qeyb Galo Soo Dhaweynta Madaxweynaha Dalka Turkiga oo la Filayo in uu Soo Gaaro Magaalada Muqdisho Sida uu ku Waramayo Wariye Bashiir Xogta oo ku Sugan Muqdisho..

 

 

Sidoo kale isla Maatna ayaa la Filaya in ay soo Gaaraan Gaalkacyo Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil Waxana aniga iyo Wariyal kale oo Gaaray Garoonka Diyaaradaha ee Oshako Galmudug Noola Sheegay in Wafdigaasiana uu Baaqday..

 

 

Si kastaba lama Oga Waxa keenay Baaqashada Masuuliyiintan Hase Yeeshee Warar hoose oo Mudug24 soo gaaray aya Tilmaamaya in ay ugu Wacantahay Soo Dhaweynta Madaxda Turkiga ee Muqdisho soo Gaaridoona…

 

 

Mudug24 Gaalkacyo

Siraaji Yuusuf Sugaal

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here