Home Wararka Maanta Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka oo Si Adag uga Horyimid Qorsha...

Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka oo Si Adag uga Horyimid Qorsha Beri ee Baarlamaanka Soomaaliya

0

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo shir jaraa’id qabtay ayaa si adag uga soo horjeestay ajendaha kulanka berri ee ku aaddan wax ka beddelka Dastuurka dalka.

Xildhibaannadaan oo noqonaya mucaaradkii ugu horreeyay ee ay yeellato dowladda ayaa sheegay in waxii ka dhaca kulanka berri ay masuuliyadeeda qaadi doonaan guddoonka labada gole ee Baarlamaanka oo fullinta arrintaan juhdi fara badan ku bixinaya.

Horay waxaa sidaan oo kale uga soo horjeestay wax ka beddelka dastuurka dhammaan siyaasiyiinta ugu waaweyn ee dalka, iyaga oo sheegay in nidaamka madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen uusan dalka hadda qaadi karin arrinta wax ka beddelkana aan lagu degdeggin.

 

Ad
Previous articleQoomiyadda Amxaarada ee dalka Itoobiya oo ka hor yimid damaca qalafsan ee Abii Axmed ku Doonaayo Badda Soomaaliya
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Qarax Culus Gaystay oo Ka Dhacay Boosaaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here