Home Wararka caalamka Dhageyso Maamulka Galinsoor oo ka Hadlay Dab ka Kacay Halkaasi iyo Qasaarihii...

Dhageyso Maamulka Galinsoor oo ka Hadlay Dab ka Kacay Halkaasi iyo Qasaarihii uu Geestay,,,

0

Maamulka degmada galinsoor ee Gobolka mudug ayaa waxaa uu ka warbxiyay dab geystay Qasaaro hantiyadeed oo ka kacay degmadaasi Kaasi oo uu Maamulku  ku guuleystay in uu Baqtiiyo.

 

Gudoomiyaha degamada galinsoor ayaa waxaa uu sheegay in Dabkaasi uu dhaliyay  qasaaro badan  waxuuna sheegya in ayna jirin qasaaro nafeed oo uu dabkaasi geysty.

 

 

Gudoomiyaha Ayaa Shegay in Marka ay Maqleen dabkaan Durbadiiba ay u gurmadeen Taasi oo keentay in Dabka La Damiyo Waxana uu Sheegay in Arintaasi ay ku Guuleesteen Dadka Deegaanka iyo Maamulka oo is Kaa Shanaya…

 

 

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in ay u maleynayaan dabkaasi in uu ka dhashay Karonto sidoo kale waxaa uu sheegay in Maamulka degamada uu Kaalintiisa ka Qaatay.

 

 

Hoos ka Dhageyso Codka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here