Home Wararka Somaliya Muqdisho: Taliska ciidanka Booliska Somalia oo loo Magacaabay Afayeen Cusub

Muqdisho: Taliska ciidanka Booliska Somalia oo loo Magacaabay Afayeen Cusub

0

Warqad kasoo baxday taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sulub Axmed Firin ayaa waxaa uu Qaasim Axmed Rooble loogu magacaabay Afhayeenka cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliya.

Waxaa xilkaas horey u hayey G/lle Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo hadda ah taliye ku xigeenka qeybta dambi baarista ee Booliska Somalia ee CID.

Munaasabad ka dhacday xarunta taliska Booliska Somalia ee magaalada Muqdisho ayaa afhayeenkii hore  waxaa uu xilkii si rasmi ah ugu wareejiyey afhayeenka cusub.

Qaasim Axmed Rooble ayaa horey u soo noqday afhayeenka ciidanka Booliska Somalia, waana markii labaad ee xilkaas loo magacaabo.

Ad
Previous articleCaalamka:- Imaaraadka oo iibsaday Magaalo Xeebeed ku taalla Dalka Masar
Next articleQaahira: Madaxda Masar iyo Eritrea oo ku baaqay ilaalinta Midnimada Dowlada Somalia:- Sawiro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here