Home Wararka Maanta Raysulwasaare Rooble oo La Kulmay Safiirka USA Soomaaliya U Fadhiya arima Xasaasi...

Raysulwasaare Rooble oo La Kulmay Safiirka USA Soomaaliya U Fadhiya arima Xasaasi ahna Kala Hadla(Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Adre.

Rooble iyo safiirka cusub ee dowlads Mareykanks ayaa kulankooda waxa ay kaga wada hadleen arrimo dhoor ah oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka labad dal, dhammeystirka doorashooyinka dalka.

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Danjire Larry Adre ayaa sidoo kale kulankooda waxa ay uga had Amniga iyo la dagaallanka argagixisada iyo kaalinta Mareykanka ee wax ka qabashada abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

Dowladda Mareykanka ayaa dhawwaan Soomaaliya usoo magacawday Danjire cusub , waxa uuna danjira Mareykanka wadaa kulamo uu la qaadanayo Madaxda Soomaalida.

Ad
Previous articleMaleeshiyaad Hubaysan oo Dhac Xoogan ugaystay Dad Ku Safraayay Wadada Xariirisa Dhuusamareeb iyo Ceeldheere
Next articleCabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kulane Jiis oo Hal Maalin lagu Dooranayo Dhuusomareeb ( Jadwal Cusub)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here