Home Wararka Maanta Go’aano adag oo kasoo baxay Shir ay yeesheen Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood...

Go’aano adag oo kasoo baxay Shir ay yeesheen Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood iyo Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka Qayb galay

0

Shir degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ku yeesheen siyaasiyiin, saraakiisha iyo odayaasha dhaqanka beesha Mudulood ayaa looga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ee ka socda gobolka iyo colaada soo noq noqotay ee u dhaxeeya beelo walaalo ah.

Gabogabada shirkan ayaa laga soo saaray qodobo dhoor ah ay isku waafaqeen dhinacyadii shirka ka qeyb galay, waxa ayna isla garteen qeybaha kala duwan ee Mudulood in ay qaataan baaqii Madaxweynaha ee la dagaalanka Al Shabaab.

Shirka ayaa qodobada kasoo baxay waxaa kamid ah in la dilo qofkii qof dilaa beesha dhaxdeeda iyo sidoo kale in la qaado dhammaan isbaarooyinka yaalla deegaano iyo degmooyin katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe.

Halkan ka Akhriso go’aanadii shirka kasoo baxay.

Ad
Previous articleImaaraadka Carabta oo soo saaray amar cusub oo lagu Caawinaayo Soomaaliya(Xog)
Next articleGabar garsoore ah oo u dhalatay dalka Rwanda oo taariikh lama ilaawaan ah kuna faanayaan qaarada Afrika ka sameeneysa koobka Adduunka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here