Home Wararka Somaliya Galmudug Xarunta Maxkamada iyo School oo Maanta Cadaado Laga dhagaxdhigay (Sawiro)

Xarunta Maxkamada iyo School oo Maanta Cadaado Laga dhagaxdhigay (Sawiro)

0

Wasaaradda Howlaha Guud iyo Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Cadaado ayaa maanta Dhagax-Dhigay Dhismaha Maxkamada Degmada iyo Dugsiga Sare.

Mashruuca dhismaha ayaa waxaa maaligeliyey Midowga Yurub oo soo marsiisay, Dowladda Galmudug – Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u Dhiska iyo guriyeynta.

Guddoomiyaha degmada Cadaado ayaa aad u soo dhaweeyey hirgelinta mashruucan oo maanta la bilaabayo dhismihiisa taasoo noqoneysa in la fuliyey dalabkii dadweynaha Cadaado ee sanadkii hore.

Ad
Previous articleMuqdisho waxaa ka Jirta Sicir barar Xoogan waxaana sare u kacay Qiimaha Raashinka
Next articleXasan Sheikh Maxuu ka yiri in Farmaajo uu ku dayanayo Madaxweyne Aadan Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here