Home Wararka Maanta Ciidamo Milateri ah oo Caawa La wareegay Qeybo ka mid ah Muqdisho...

Ciidamo Milateri ah oo Caawa La wareegay Qeybo ka mid ah Muqdisho (Sawiro)

0

Ciidamo ay Hogaaminayaan Taliyaal uu qeyb ka yahay Taliyihii Boliiska Yaaqshiid Faarax cadaani oo shalay isku dhiibay Mucaaradka ayaa caawa la sheegayaa in ay Fadhiisin ka sameysteen inta u dhaxaysa isgooska Fagax iyo Ceeltuba-weyne Ee Degmada Yaaqshiid.

Ciidankaan oo wata Gaadiidka Dagaalka ayaa carro ku jaray Bartamaha Laamiga 30-ka, sida la sheegayana waa Ciidamo Uu Hogaaminayo Taliye Faarax Cadaani.

Sidoo kale Biya dega Sii sii ayaa hada Caro Lagu shubayaa waxaana Aagaas ku sugan Gaadiidka Gaashaaman.

Ad
Previous articleQM oo war ka soo saartay Tilaabadii Qoor Qoor iyo Guudlaawe
Next articleFaah Faahin ku saabsan Qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here