Home Wararka Maanta Barakac Xoogan oo Ka Socda Guriceel iyo Ciidamo Lagu Daad Guraynaayo Magaaladaas

Barakac Xoogan oo Ka Socda Guriceel iyo Ciidamo Lagu Daad Guraynaayo Magaaladaas

0

Xaafadaha kuyaala waqooyiga iyo bariga magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa ka socda barakac ay sameynayaan dadka shacabka ah.

Dadkaan ayaa ka cabsi qaba in lugu dul dagaalo, maadaama ey jirto cabsi ah in ururka Ahlusuna ee bohol ku sugan ey soo weeraraan magaalada Saraakiisha Ahlusunna ayaa qaarkood lasoo xiriiray Qoysaskooda, waxeyna u sheegeen in magaalada ey ka baxaan.

Dhinaca kale Dowladda Somalia ayaa maanta qorsheyneysa in ay Gurceel ka dajiso sida aan kasoo xiganay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka sida Ciidan gaaray ilaa 100 Askari oo ka tirsan Ciidamada Sida gaarka ah utababaran ee Haramcad

 

Ad
Previous articleWasiir Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo Shaaciyay inuu Ka Haray Tartanka Maxdaxweynaha Soomaaliya
Next articleDhambaalka hambalyo ah oo uu Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi u diray madaxweynaha Ruushka ee Putin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here