Home Wararka caalamka Dhageyso Xiliga uu Furmayo Shirka Maamul u Sameynta Mudug Iyo Gal-gaduud oo...

Dhageyso Xiliga uu Furmayo Shirka Maamul u Sameynta Mudug Iyo Gal-gaduud oo la Shaaciyay Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka Hadlay….

0

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xilliga la qorsheynayo in si rasmi ah uu u furmo shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug iyo Gal-gaduud.

 

 

 

 

Todobaadkaasi wixii ka dambeya ayuu sheegay in ergada ay imaan doonaan magaalada Cadaado, haatanna ay jiraan xubno ka mid ah Ergada oo magaalada ku diyaarsan, isaga oo dhanka kale sheegay in ay diyaariyeen goobihii shirka lagu qaban lahaa iyo sidoo kale halka la dejin lahaa ergada.

 

 

 

 

Dhinaca kale wasiirka Arimaha gudaha maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa soo hadal qaaday hadal dhawaan kasoo yeeray siyaasiin iyo waxgarad kaa oo ku aadanaa in degmada Cadaado aan lagu qaban shirkaan, waxaana taasi uu ku tilmaamay in ka maamul ahaan aanay hadaladaasi waxba u arkeyn, islamarkaana cid walba oo hadasha ay dhanka wanaaga ka eegi doonaan.

 

 

 

 

Halkaan Hoose ka dhageyso.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here