Home Wararka caalamka Akhriso Warqada uu Maanta Rai,isal Wasaaraha u Qoray Baarlamaanka Soomaaliya oo lasoo...

Akhriso Warqada uu Maanta Rai,isal Wasaaraha u Qoray Baarlamaanka Soomaaliya oo lasoo Bandhigay….Daawo…

0

Ra’izul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirsahiid Cali Sharmaarke ayaa Warqad codsi ah waxa uu usoo qoray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya taa oo uga codsanayay in waqti dheeri ah ugu daraan xiliga uu Baralamaanka horkeenayo Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya.

warqad

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here