Home Wararka Maanta Shirka Madaxda Maamul Gobaleedyada dalka iyo Dowladda Dhaxe oo Maanta Furmaya

Shirka Madaxda Maamul Gobaleedyada dalka iyo Dowladda Dhaxe oo Maanta Furmaya

0

Saacadaha soo socda ayaa lagu Wadaa in uu furmo shirka ka dhacaya Afisyooni.

Goor dhaweed oo aan tegay goobta shirka Waxaa ii muuqata si ka duwan shirkii ka horeeyay midkan.

Amniga guud ee Afisyooni, Waxaa gacanta si wadajir ah uga haya ciidamada Dowladda iyo AMISOM.

Kamajrin saakay goobaha u dhaw Xerada Afisyooni  ciidamadii faraha badnaa ee la arkayay shirkii kan ka horeeyay.

Ciidamada Booliska ee ka howlgala garoonka Aadan Cadde, ayaa sidoo kale gacan siinayaan ciidamada Koofiya casta iyo AMISOM.

Albaabada Garoonka Waxaa joogay ciidamada Amisom gaar ahaan Marina Gate iyo Albaabka weyn ee garoonka.

Ad
Previous articleGudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Qeyb-galay Salaada Janaasad Gudoomiyihii Garasbaley
Next articleMaraykanka oo war kasoo saaray shirka Muqdisho uga furmaya Madaxda Soomaalida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here