Home Wararka caalamka Daawo Sawirada Cadaado iyo Guryaha Loogu Tala Galay Martida ka Qeyb Galeysa...

Daawo Sawirada Cadaado iyo Guryaha Loogu Tala Galay Martida ka Qeyb Galeysa Dhismaha Mamulka Gobolada Dhexe…

0

Iyadoo dhawaan lagu wado in magaalada Cadaado ee caasimada maamulkam Ximan iyo Xeeb in uu ka furmu shirka dhimaha maamulka u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud, ayaa waxaaynu qaar ka mida guyihii loogu tala galay in wafuuda ka qeyb galeysa shirkaasi la dejiyo waxaa sawirada soo socda kasoo qaatay Axmed Jage Jage oo ku caanbaxay Arimaha horumarinta Deegaanka,iyadoo guryaha ay qeyb ka yihiin aqal Soomaali

Waxana Jira Goobo dhoor ah oo loogu Tala Galay Martida ka Qeyb Galeysa Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe oo Dhawaan Halkaasi ka Furmidoono..

 

 

 

Halka Hoose ka Daawo

m1 m2 m3 m4 m5 m6 m7 m8 m9 m10 m11 m12 m13 m14 m15 m16 m17 m18 m19

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here