Home Wararka maanta Dhageyso:Shil Gaari oo saaka aroortii ka dhacay Isgoyska Banaadir ee Muqdisho

Dhageyso:Shil Gaari oo saaka aroortii ka dhacay Isgoyska Banaadir ee Muqdisho

0

Wararka naga soo gaaraya Iskooyska Banaadir Ee Degmada Hodan ayaa sheegaya in Saaka uu halkaasi ka dhacay Shil gaari oo Khasaaro geeystay,kadib markii ay isku dhaceen Gaari Booyad ah iyo Cabdi Bille ay Ciidamo  Saarnaayeen.

 

Qof Goobjooge ah oo ku sugan Isgooyska Banaadir ayaa sheegay in Labo Askari oo kamid ahaa Ciidamada Cabdi Billaha saarnaa ay ku Dhaawacmeen Shilka Gaari ee Degmada Hodan ka dhacay.

 

Shilkaan ayaa la sheegay in uu yimid ka gadaal markii Gaariga Ciidamadu ay wateen oo Xowli u socda ay isku dhaceen Gaariga kale oo Booyada ah.

 

Halkan ka dhageyso codka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here