Home Wararka caalamka Dhageyso wareysi:Guddoomiyaha degmada Hobyo oo ka warbixiyay shaqada dekadda degmadaasi

Dhageyso wareysi:Guddoomiyaha degmada Hobyo oo ka warbixiyay shaqada dekadda degmadaasi

0

Maamulka degmada Hobyo ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayso howsha dekadda degmadaasi.

 

 

Guddoomiyaha degmada Hobyo Maxamuud Cawaale ayaa sheegay in dekadda Hobyo oo dhowaan la furay ay ka degaan badeecado kala duwan oo ganacsi ah.

 

 

 

Wuxuu sheegay in ganacsiga gobalada dhexe ay arrintani wax weyn ka bedali doonto maadaama in muddo ah ay xirneyd oo aysan shaqeyn jirin dekadda hobyo.

 

 

Dhinaca kale, guddoomiyaha ayaa soo hadal qaaday maamul u sameynta gobalada dhexe ee Mudug iyo Galgaduud oo uu ugu baaqay dhammaan dhinacyada kala duwan inay si siman u taageeraan si loo helo maamul dadkana dhibaatada ay kaga baxaan.

 

 

FG: Wareysigan waxaa la yeeshay guddoomiyaha Hobyo wariye Max’ed C/laahi Max’ed.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO:

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here