Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso: Cabdi Qeybdiid oo ka Hadlay Dagaalada Ka Socda Gobolka Mudug iyo...

Dhageyso: Cabdi Qeybdiid oo ka Hadlay Dagaalada Ka Socda Gobolka Mudug iyo Goobaha ay Qabsadeen

0

Madaxweynihii hore ee galmudug cabdi xasan cawaale qeybdiid oo kamid ah siyaasiyiinta dowlada ayaa ka hadlay dagaalada kasocda gobolka mudug.

Qeybdiid oo hogaaminaya dagaalka iyo wasiiro ka tirsan galmudug ayaa ka warbixiyay goobihii ay ka saareen cadowga iyo sababaha dagaalka.

Dagaalo ayaa maalmihii lasoo dhaafay kasocday Koonfurta gobolka Mudug halkaas oo looga itaal roonaaday Al-Shabaab.

Ad
Previous article(Akhriso) Midowga Musharixiinta oo ka digay shan caqabadood oo heysta doorashada
Next articleXaalada Deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug oo Howlo Miino Baaris ah laga sameeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here