Home Wararka Somaliya Sawiro: Xildhibaanada Golaha Degaanka Gaalkacyo oo Kalfadhigooda 3aad yeeshay kana Wada Hadlay...

Sawiro: Xildhibaanada Golaha Degaanka Gaalkacyo oo Kalfadhigooda 3aad yeeshay kana Wada Hadlay Mashaariicda Kasocota Gaalkacyo

0

Golaha Deeganka Degmada Gaalkacyo Oo Maantay yeeshay kulankoodii 2aad Ee Kalfadhigoodii 3aad.

Kalfadhigaan ayaa Waxaa shir Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo ahna Ku Simaha Duqa Degmada Eng: Maxamed Cabdi Cilmi Waxaana ka Soo qeyb galay Xogayaha Dowlada hoose Waxaana Laguna ansixiyay ajandayaasha kulamada kalfadhiga 3aad.

Kalfadhiga ayaa intii Socday waxaa Golaha la horkeenay heshiiska Nadaafada Oo aqriskii 1aad maray.

Xilibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa waxaa Horyaalo xeerar badan Oo Laga Sugayo inay ka doodan inta uu socdo kalfadhiga 3aad

 

Ad
Previous articlePuntland oo iyana Shaacisay 10 Kursi oo Ka Mid noqon Doona Golaha Shacabka
Next articleDowlada Qatar oo Si Kulul U Cambaraysay Qaraxii la Beegsaday Macalimuu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here