xili Maamulada Galmudug iyo Puntland uu Midba Midka kale uu ku eedeenayo Hurinta Colaada Deegaanka Saaxo Ayaa Maanta waxaa Markii ugu Horeysay Galmudug ku Dhawaaqday Gobol ay u Fidineyso Beelaha ku Dagaalamay Halkaasi…
Xasan Faarax Bare Wasiirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Oo maanta shir-jarid kuqabtay gaalkacyo ayaa sheegay in galmudug ay ka go.antay qabashada gogol nabadeed oo ay dhex dhigaan beelihii Ku dagaalamay deegaanka saaxo ee gobolka mudug…
Wasiirka ayaa sheegay in arintaan ay u soo bandhigeen beelaha galmudug ayna kaqaateen Dhawana ay bilaabi doonan la xaajoodka beelaha saaxo wada daga
Si kastaba Hadalka Wasiirka Ayaa imaanaya Xili Labada Maamul Horay iskugu eedeenayeen Colaada Deegaankaas ka Jirta oo Wali Xal Laga Gaarin,,,
Yarka Eskilstuna Luis Suares liked this on Facebook.