Home Wararka caalamka Dhageyso…Galmudug oo Sheegtay in Gogol Nabadeed u Fidineyso Beelaha ku Dagaalamay Degmada...

Dhageyso…Galmudug oo Sheegtay in Gogol Nabadeed u Fidineyso Beelaha ku Dagaalamay Degmada Saaxo.

1

xili Maamulada Galmudug iyo Puntland uu Midba Midka kale uu ku eedeenayo Hurinta Colaada Deegaanka Saaxo Ayaa Maanta waxaa Markii ugu Horeysay Galmudug ku Dhawaaqday Gobol ay u Fidineyso Beelaha ku Dagaalamay Halkaasi…

Xasan Faarax Bare Wasiirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Oo maanta shir-jarid kuqabtay gaalkacyo ayaa sheegay in galmudug ay ka go.antay qabashada gogol nabadeed oo ay dhex dhigaan beelihii Ku dagaalamay deegaanka saaxo ee gobolka mudug…

Wasiirka ayaa sheegay in arintaan ay u soo bandhigeen beelaha galmudug ayna kaqaateen Dhawana ay bilaabi doonan la xaajoodka beelaha saaxo wada daga

Si kastaba Hadalka Wasiirka Ayaa imaanaya Xili Labada Maamul Horay iskugu eedeenayeen Colaada Deegaankaas ka Jirta oo Wali Xal Laga Gaarin,,,

Hoos ka Dhageyso Codka Wasiirka

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here