Home Wararka caalamka Xaaladda Deegaanka Saaxo Oo Dagaal Shalay Uu Ka Dhacay iyo Wararkii Ugu...

Xaaladda Deegaanka Saaxo Oo Dagaal Shalay Uu Ka Dhacay iyo Wararkii Ugu Dambeeyay…..

4

Wararka ka imaanaya deegaanka Saaxo ee duleedka gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi saaka ay ka yara degan tahay sidii shalay, ka dib dagaalo ka dhacay.

 

 

 

 

Ciidamadii shalay halkaasi ku dagaalamay ayaa weli is hor fadhiya, waxaana socda waan waan ay bilaabeen Odayaasha dhaqanka deegaanka si xiisadaan loo damiyo.

 

 

 

 

Dadka qaar ee Saaxo degan waxa ay bilaabeen in halkaasi ay ka baxaan, iyaga oo ka baqaya in mar kale dushooda lagu dul dagaalamo.

 

 

 

 

Wararka ayaa sheegayay in dagaalkaan uu u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan maamulka Puntland iyo Gal-mudug in kastoo Puntland ay sheegtay in dagaalkaasi aanay wax shaqo ah ku lahay.

 

 

 

 

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco Mudug24

 

 

 

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

4 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here