Home Wararka caalamka Xaalada Awdal iyo Maayarkii Hore ee Borama oo ku Biiray Suldaan Wabar….Daawo...

Xaalada Awdal iyo Maayarkii Hore ee Borama oo ku Biiray Suldaan Wabar….Daawo Maayarka….

1

Sidii aanu horey ubaahinay Maayarkii magaalada Boorama ee maamulka Somaliland iyo ciidamo uu Hogaaminayo ayaa waxay ku Biireen Xoogaga Suldaan Wabar ee Ku sugan Buuralayda Gobolka Awdal.

 

 

 

 

Ciidamadan ayaa sheegay inay diyaar u yihiin dagaal lagu xoreeyo gobalka Awdal oo ay maamusho Somaliland.

 

 

 

 

Dhowaan Suldaan Wabar ayaa ciidamo u wato waxay gudaha u galeen buuralayda gobalka Awdal arrintaasoo ay dad badani ka soo horjeesteen kuwa kalena taageereen.

 

 

 

 

Dadka gobalka Awdal badankiisa waa ay u riyaaqeen hadalka Suldaan Wabar oo salka ku haya Soomaalinimo taasoo ka hor imaanaysa qadiyadda maamulka Somaliland.

 

 

 

 

Ku biiritaanka Maayarkii hore ee magaalada Boorama uu ku biiray Suldaan Wabar ayaa ah cudud uu sameynayo Suldaanka halka Somaliland-na ay ku tahay dhabar Jab weyn.

 

 

 

 

Maayarkii Hore ayaa Halkaasi uga dhowaaqay dagaal ka dhan ah Maleeshiyada Somaliland, Wuxuuna sidoo kale sheegay inay soo dhowaynayaan Ciidamada loosoo diray Gobolkooda ayna dhamaan Qalabka ka furan doonaan.

 

Hoos ka Daawo

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here