Home Wararka caalamka Deg Deg Gudiyada Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe oo La Dhameystirey….

Deg Deg Gudiyada Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe oo La Dhameystirey….

1

Waxaa la magacaabay dhamaan gudiyadii maamul u sameynta Gobolada Dhexe, iyada oo la magacaabay guddoomiyeyaasha gudiyadaasi. Gudiyada ayaa diyaar u ah in ay tagaan madasha shirka lagu qabanayo.

 

 

 

 

Gudiyada iyo guddoomiyeyaashooda ayaa kala ah sidan soo socota

 

 

 

 

 

  1. Guddoomiyaha Gudiga Maamul u sameynta Gobolada Dhexe : Xaliimo Ismaaciil Ibraahim

  2. Guddoomiyaha Gudiga Dastuur u sameynta maamulka : Cabdinuur Macalin Maxamuud

  3. Guddoomiyaha Gudiga Dib u Heshiisiinta, Xalinta Khilaafaadka, iyo Xulista Ergada : Sheekh Cumar Maxamuud Mahad

  4. Guddoomiyaha Gudiga Sahay Siinta , Dajinta Ergooyinka iyo Marti Sharafta : Daahir Xasan Guutaale

  5. Guddoomiyaha Gudiga Amniga , Anshaxa iyo Kormeerka : Cuuke Xaaji Cabdiraxmaan

  6. Guddoomiyaha Gudiga Abaabulka iyo Wacyigalinta : Cabdullaahi Cabdi Cabdulle

 

 

 

 

 

Dhameystirka gudiyada ayaa imanaya xili qabanqaabada iyo u diyaargaroowga shirka uu marayo heer gabogabo ah, gudiyadana waxaa la filayaa in ay tagaan goobta shirka marka lasoo dhiso xukuumadda cusub, gaar ahaan wasiirka arrimaha gudaha.

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here