Home Wararka Maanta Somalia oo ka mid noqotay 3-da dal ee ugu badan dadka Maraykanka...

Somalia oo ka mid noqotay 3-da dal ee ugu badan dadka Maraykanka iska dhiibey

0

Somalia ayaa ka mid noqotay dalalka ay dadkoodu sanadihii ugu dambeeyey tegayeen dalka Maraykanka marka la eego boqolleeyda guud.

Yeelkeede, taasi kama dhigna inay Soomaalidu qoowmiyad ahaan ka mid tahay dadka ugu badan dalka Maraykanka ee halkaa ku tegey qaabka qaxootinnimada, sida ay qabaan USA Facts.

Si kastaba, Burma, Ciraaq iyo Somalia ayaa 40% ka ah dadka Maraykanka galay waqtigii u dhexeeyey 2001 ilaa 2022, waxaana halkaa tegey 109,860 qofood oo Soomaaliyeed.

Dalka Burma ee kaalinta 1-aad ku jira waxaa halkaa ka tegey 183,292. Halka dalka Ciraaq ay 2-aad ku galeen 148,384 qof oo Maraykanka tagtay mudadaa 21-ka sano ah.

Ad
Previous articleAl-Shabaab oo weerartay deegaan ka tirsan Waqooyi Bari Kenya
Next articleWAR DEG DEG AH:Qarax goordhaw ka dhacay gudaha Xero ay degan yihiin Saraakiil oo kutaalla Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here