Home Wararka caalamka Deg Deg= Cabdiqeybdiid oo Gaaray Dhuusomareeb iyo Qudbad uu ka Jeediyay Halkaasi...

Deg Deg= Cabdiqeybdiid oo Gaaray Dhuusomareeb iyo Qudbad uu ka Jeediyay Halkaasi …Dhhageyso…

4

Madaxweynaha Galmudug ayaa Wali Ku Guda Jira Socdaalkiisa La Xiriira Doorashada Dhawaan la Filayo in ay ka Dhacdo Gobolada Dhexe isagoo Goob Walbo uu Tago kulamo la Qaato Bulshada Halkaasi ku Sugan…

 

 

Madaxweynaha Ayaa Gaaray Xaruunta Gobolka Galgaduud ee Dhuusomareeb ısagoo Halkaasi kulamo kula Qaadanaya Bulshada Qeebaheeda kala Duwan si uu u Helo kalsoonidoona…

 

 

Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid ayaa ugu Horeyn Qudbad uu ka Jeediyay Halkaasi ugu Mahadceliyay Bulshada Halkaasi ku Sugan Sida Wanaagsan ay u Soo Dhaweeyeen..

 

 

Hoos ka Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha..

10 ku laabo mudug24 xiriir

4 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here