Home Wararka Somaliya Galmudug Koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo siwayn loogu soo Dhaweweeyey Wasiirka Duulista iyo Hawada...

Koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo siwayn loogu soo Dhaweweeyey Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya(Sawiro)

0

Masuliyinta Maamulka Gobolka Mudug Galmudug Odayaasha iyo waxgaradka Saraakiisha Ciidanka Galmudug Ayaa Magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyey Wasirka Gadiidka iyo Dulista hawada Dowlada faderalka somaliya mudane Duran Farax
oo safar shaqo ku soo Gaaray Gobolka Mudug.

 

 

Gudomiyaha Gobolka Mudug Abdirahaman ali diiriye isxal iyo Ku xigeenkiisa Ahmed maxamed shire.Lataliyaha Dhanka Amniga Madaxweyne Qoor qoor Ganaraal Xabeeb Ayaa Kulan la qadatay Wasirka Gadiidka iyo Dulista hawada Dowlada faderalka somaliya.

 

 

Wasirka Gadiidka iyo Dulista hawada Dowlada faderalka somaliya Ayaa ka waribxiyey Safarkiisa uu ku soo Gaaray Degaanada Gobolka Mudug.

Ad
Previous articleBeesha Caalamka oo War kasoo saartay is qabqabsiga Doorashada Soomaaliland
Next articleDagaal Shalay Galinkii Danbe Ka Dhacay Tuulooyin Hoostaga Balanbal oo Qasaaro Badan Dhaliyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here