Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Askar ka Tirsan Ciidamada Gorgor oo lagu Dilay Gudaha Mahaalada...

Deg Deg: Askar ka Tirsan Ciidamada Gorgor oo lagu Dilay Gudaha Mahaalada Dhuusamareeb

0

Gaari laga dhacay gudaha magaalada Dhuusamareeb ayaa hada ugalay Ahlusunnada Bohol joogta.

Gaarigan ayaa waxaa qabsashadiisa ku dhintay labo askari oo ka tirsan ciidanka gaarka ah ee gorgor halka uu dhaawac soo gaaray askari kale.

 

Maleeshiyaadka Dilka iyo dhaca gaystay ayaa la Sheegay inay Ka Tirsanaayeenn Ururka ahlusuna ee Kusugan Bohol Gaariga ayaana Gaaray Saldjiga Ururkaas ee Bohol.

 

 

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya Dowlada Qatar oo Heshiisyo Cusub kala Saxiixday Xili Farmaajo Wali Qatar Ku Suganyahay
Next articleMaamulka Garbahareey oo u Digay Diyaaradaha taga Gobalka Gedo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here