Home Wararka Maanta Somalia oo boos aad u wanaagsan ka gashay dalalka Afrika ee ku...

Somalia oo boos aad u wanaagsan ka gashay dalalka Afrika ee ku hadla afkooda hooyo

0

Waxaa lasoo saaray liiska 10-ka dal ee ugu horreeya qaaradda Afrika marka ay timaado dalalka adeegsada luuqadooda hooyo ee aan adeegsan af qalaad, sida kuwa gumaysigu uga tegey ama ku beeray.

Waxaa dalalka ugu badan kuwa Bariga Afrika oo ah gobolka ay Somalia uga taallo qaaradda Afrika, iyadoo dalka Somalia uu ka mid yahay dalalka ugu sarreeya, waloow la geliyey kaalinta 3-aad.

Soomaaliya waxay u qalantaa kaalinta koowaad, sababtoo ah ma jiro waddan kale oo Afrikaan ah oo leh hal luuqad oo ay ku wada hadlaan. Itoobiya iyo Tanzania 100% kuma hadlaan afafka qarankooda ee Amxaariga & Sawaaxiliga.

1. Ethiopia
2. Tanzania
3. Somalia
4. Kenya
5. Eritrea
6. Zambia
7. Madagascar
8. Malawi
9. Botswana
10. South Africa
Ad
Previous articleHaweeney xabsiga la dhigay kaddib markii ay diiddey inay feerayso ”kastuumooyinka” ninkeeda
Next articleMadaxweyne Deni iyo Karaash oo Khilaaf Xoogan Soo kala Dhexgalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here