Home Wararka Maanta Sweden: 9 Askari oo Boolis ah oo lagu Dhaawacay, 4 Gaari oo...

Sweden: 9 Askari oo Boolis ah oo lagu Dhaawacay, 4 Gaari oo lagu gubay Rabshado ka dhacay Örebro

0

Ugu yaraan sagaal askari oo bilays ah ayaa ku dhaawacmay isku dhacyo ay la galeen dad mudaaharaadayay markii uu xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish Rasmus Paludan uu doonayay inuu Quraanka ku gubo Örebro.

Ad
Previous articleXaafada Rinkeby oo Askari Boolis ah lagu Dhaawacay, Halka 8 Qof lagu Xiray
Next articleYaa ku fadhiya 16-ka Kursi ee doorashadooda laga wareejiyay Garbahaarey (Magacyada)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here