Home Wararka caalamka BBC iyo VOA oo Barnaamijyo ka Diyaarshay Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia….Dhageyso….

BBC iyo VOA oo Barnaamijyo ka Diyaarshay Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia….Dhageyso….

0

Shalay oo aheyd Maalin jimce ah islamarkaana Dadka intooda badan ay ka nasanayeen Shaqooyinka ayaa Idaacadaha BBC-da iyo VOA qeybtooda la hadashay Soomaalida waxaa ay qabteen Barnaamijyo ay uga hadlayaan Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya iyo Caqabadaha horyaala.

 

 

 

 

 

 

BBC-da Wariye u jooga Magaalada Muqdisho ayaa Diyaariyey Warbixin ay u Riyaaqeen Dadka ka qeyb galayay Barnaamijkii ay ku baxday oo laga Xusi karo Prof Cabdi Cismaaiil Samatar ka diyaarisay wax Cumar C/rashiid laga sugayo in uu Xaliyo.

 

 

 

 

 

 

sidaa si lamid ah Idaacada VOA ayaa dhankeeda Barnaamij ay ku Eegeysay Caqabadaha Horyaala R/wasaare Cumar C/rashiid  ka diyaarisay,iyadoona Warbixin Muqdisho laga diray Dadka ka qeyb galaya  Barnaamijka ay ku baxday iska daaye ay Dhageystayaashu ku qanciwaayeen.

 

 

 

 

 

 

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixinta BBC-da

Halkaan Hoose ka dhageyso WarbixintaVOA-da

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here