Home Wararka caalamka Xuseen Cabdi Xalane oo ilmeeyay Xili Xaflad Samir Siin ah loo...

Xuseen Cabdi Xalane oo ilmeeyay Xili Xaflad Samir Siin ah loo Qabtay….Daawo…

0

Xuseen Cabdi Xalane oo si weyn u raadinayey inuu helo xilka Ra’iisul wasaare Soomaaliya sida horey loogu ballanqaaday mooshinkii Abdiweli Shiikh lagu ridayey ka hor ayaa waxaa uu caawa joogaa banaan cidlo ah iyo inaysan dhab aheyn riyada lagu dagaal geliyey.

 

 

 

 

 

Waxaase caawa Xubnaha ka agdhow Madaxwaynaha iyo xildhibaanadii waday mooshinka u sameeyeen xaflad runtii ay ka muuqato niyad dhis balse marka dhinaca kale laga fiiriyo ah ceeb siyaasadeedkiisa oo banaanka la keenayo loogu qabtay magaalada Muqdisho.

 

 

 

 

 

Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Xildhibaan Maareeye, Ali Maxamed Geedi iyo Gaarane ayaa ka hadlay madasha lagu raaligelinayey Xuseen Abdi Xalane, maadaama uusan xilkii Ra’iisul wasaarenimo helin, waxaana sidoo kale meesha la soo dhoobay habeen iyo caruur loo soo xiray dharka calanka Soomaaliya.

 

 

 

 

 

 

Hoos ka Daawo Xaflada

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here