Home Wararka caalamka Madaxweynaha Galmudug oo soo Dhaweeyay Ra’isal Wasaaraha Cusub ….Dhageyso….

Madaxweynaha Galmudug oo soo Dhaweeyay Ra’isal Wasaaraha Cusub ….Dhageyso….

0

Xilli Maalintii Shalay Ra iiul wasaaraha soomaaliya loo magacaabay Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa magacaabistiisa soo dhaweyay Madaxweynaha Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug Oo Maanta Qudbad ka jeediyaya munaasbad lagu taageerayay Ra iisul wasaaraha soomaaliya ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay soo dhaweynayaan wuxuuna ugu baaqay golaha baarlamaanka in ay codka kalsoonida siiyaan si loo soo celiyo rajada umada soomaaliyeed…

Madaxweynaha Ayaa kula Taliyay Ra’isal Wasaaraha in uu Dardar Galiyo arimaha Somalia iyo Rajada Dalka Somaliyedd…

Galmudug ayaa Horay uga Soo Horjeeday Ra’isal Wasaarihii kalsoonida kala Laabteen Barlamaanka somalia kaasi oo Saxiixay Heshiis lagu kala Jarayo Gobolka Mudug oo Waqooyiga iyo Koonfurta ay Maamulaan Galmudug iyo Puntland.

 

 

 

 

 

Dhageyso Qudbada Madaxweyanaha Galmudug

 cabdiqeybdiid

 

 

Mudug24   Xafiiska Galmudug

 

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here