Home Wararka caalamka Maamulka Ahlusuna oo Ka Hadlay u Jeedkooda Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe…..

Maamulka Ahlusuna oo Ka Hadlay u Jeedkooda Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe…..

1

Maamulka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe Ayaa ka Hadlay Mowqifkooda ku Aadan Maamulka Dhawaan ladoonayo in laga Dhisoi Gobolada Dhexe kaasi oo ku Mideysanyihiin Gobolada Galgaduud iyo Mudug….

Sheikh Cali Warsame Waa Mid kamid ah Sariikiisha Maamulka Ahlu Suna Waxana uu ka Hadlay ka Maamul Ahaan Sida Ay u Arkaan Maamulka cusub ee Dhawaan La Doonayo in laga Dhiso Goboladaasi…

Sarkaalkan ku Hadlay Afka Ahlusuna Ayaa ugu Horeyn Waxa uu ka Hadlay Maamulka Gobolada Dhexe Hadii ay kasoo Horjeedaan iyo Hadii kale Waxana uu Sheegay in aysan kasoo Horjeedin Maamulkasi lakin ay aad ugu Faraxsanyihiin Arintaasi…

Shiikh Cali Warsame Ayaa Sheegay in Arinta Gobolada Dhexe Aan loo Deynin Dadka Ay Quseeso lakin Dowlada kale iyo Dadkale ay ku Hoos Jiraan Taasi Ay keeneyso in Maamulka uu Dhoqdo mid aanan Aheyn Dadka Deegaanka….

Hoos ka Dhegeyso Qeyb ka Mid ah Codka Sarkagaalkan

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here