Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Qaabilay Wafdi uu Hogaaminaayay Taliyaha Ciidamada AMISOM (

Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Qaabilay Wafdi uu Hogaaminaayay Taliyaha Ciidamada AMISOM (

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha ciidanka Amisom iyo saraakiil uu hoggaaminayay.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Doorashooyinka iyo Amniga.

Kulanka kadib, Saraakiisha ayaa Kormeer ku tagay goobaha loo asteeyey iney ka dhacdo Dorashooyinka xildhibaanada ee Magaalada Caasimadda ah ee Dhusamareeb.

Ad
Previous articleMaanta oo kale 10 Bisha Ayaa la qorsheeyay in la qabto Doorashada Madaxweynaha Dalka
Next articleWasiir Fiqi oo Muqdisho Shir jaraa”I’d ku qabtay oo Soo Bandhigay Xoga Xasaasi ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here