Home English News Deg deg=degmada dhuuso-mareeb oo dagaal xoogan uu ka socdo xiligan.faafaahin…

Deg deg=degmada dhuuso-mareeb oo dagaal xoogan uu ka socdo xiligan.faafaahin…

0

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa Ahlusunna ayaa Saaka ka soconaya Degmada Dhuusomareeb ee Gobolka Galgaduud.

 

Dagaalka ayaa la soo sheegayaa in uu ka dhacay Xerada 21 Ee Degmada Dhuusomareeb iyo Contoroolka Magaalada intaba.

 

Wararka ayaa sheegaya in Dagaalka uu Dabajoogo Dagaalkale oo Shalay Gabal dhicii ka dhacay Magaalada Gurceel kaasoo dhexmaray Ciidamada Ahlusunna iyo Wafdi Dowladda Federaalka ka tirsan oo Gurceel Gaaray.

 

Khasaaraha ka dhashay Dagaalka Saakay kasoconaya Magaalada Dhuusomareeb ayaan ila Xaqiijin inta uu leg yahay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here