Home Wararka Somaliya Maxuu Salka ku Hayaa Safarka Madaxweynaha Galmudug uu ku tagayo Magaalada Muqdisho

Maxuu Salka ku Hayaa Safarka Madaxweynaha Galmudug uu ku tagayo Magaalada Muqdisho

0

sida goor dhow ay baahisay Warbaahinta Mudug24 Madaxweynaha Galmudug ayaa safar deg deg ah ku tagaya magaalada Muqdisho.

Wararka laga helayo Safarka ayaa sheegaya in Madaxweyne Qoor Qoor uu halkaasi u tagaya sidii dhex dhexaadin uga sameyn lahaa Farmaajo iyo Rooble oo khilaaf xoogan soo kala dhex galay.

Labada masuul ayaa khilaafkooda waxa uu gaaray meel sare iyadoo Rooble maanta laga joojiyay shaqadiisa iyadoo xafiiskiisana ciidan la geeyay.

Qoor Qoor ayaana isku dayaya in uu dhex dhexaadin dhex dhigo labada dhinac si khilaafka meesha looga saaro.

lama ogaan karo sida uu ugu guuleysan karo madama Farmaajo uu yahay qof ay adag tahay in uu aqbalo go’aanada qaar.

Ad
Previous articleWar Deg Deg Ah: Ciidamo la Wareegay Xafiiska Raisal Wasaare Rooble ee Madaxtooyada Somaliya
Next articleWasiirka ku Xigeenka Warfaafinta Oo Sheegay inuu Afgambi kasocdo Madaxtooyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here