Home English News Marxuum ibraahim maxamuud xaamud oo gaarigii lagu dilay gacanta ay kusoo dhitay...

Marxuum ibraahim maxamuud xaamud oo gaarigii lagu dilay gacanta ay kusoo dhitay wasaarada amniga xukuumada soomaaliya=faafaahin…

0

Wasaarada amniga xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay gaarigii loo adeegsaday dilka mas’uul ka tirsanaa Jaamacada Simad ee magaalada Muqdisho,kaasi oo kooxo hubeysan ku dhex dileen gaari uu lahaa.

 

 

 

 

Afhayeenka wasaarada amniga Max’ed Cusmaan Yuusuf ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada amaanka ay ku guulesyteen inay gacanta ku soo dhigaan dad lagu tuhmayo inay ka danbeeyaan dilkii loo geystay mas’uul ka tirsanaa Jaamacada SIMAD oo lagu magacaabi jiray ibraahim Maxamuud Xaamud.

 

 

 

 

 

Ibraahim Maxamuud Xaamud ayaa Ku simaha Gudoomiyaha Jaamacada SIMAD.

 

 

 

 

 

Dhanka kale,afhayeenka ayaa sheegay inay wadaan howlgalo ay ku xaqiijinayaan amaanka caasimada dalka Soomaaliya Ee Muqdisho.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here