Home English News Deg deg=dagaal guriceel ku dhexmaray maamulka ahlusuna iyo ciidamada dowlada somalia…faafaahin…

Deg deg=dagaal guriceel ku dhexmaray maamulka ahlusuna iyo ciidamada dowlada somalia…faafaahin…

1
SHARE

sida ay sheegayaan wararka aan ka helnay degmada Guriceel ayaa ku waramaya in Degmadaas uu hada ka socdo dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowlada ee Degmadaas ku sugna iyo kuwa Ahlusuna waljamaaca ee ka arimiya inta badan Gobolka Galgaduud.

 

 

 

 

 

Dagaalka ayaa ka bilaawday Xarunta degmada Guriceel sida ay i noo xaqiijiyeen dad goobjooga yaal ah ka dib markii ciidamada Ahlusuna Waljamaaca ay ay jidgooyo u dhigeen Wafdi ka socday  Dowlada oo maalmihii Dambe ku sugnaa Qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud wararka qaar ayaa intaa ku daraya in dagaalka uu ku fiday Koontaroolka Degmadaas.

 

 

 

 

 

lama oga Qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Dagaalkaasi oo ilaa iyo hada risaastiisa laga maqlaayo Meel banaanka kaga aadan Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here