Home English News Cabdi xasan cawaale madaxweynaha dowlada galmudug oo digniin adag u diray maamulka...

Cabdi xasan cawaale madaxweynaha dowlada galmudug oo digniin adag u diray maamulka puntland…dhageyso…

6

Cabdi Xasan Cawaale Madaxweynaha Dowlada Galmudug  ayaa sheegay in Garoonkii  Galmudug uu Xiran yahay Mudo 4 Bilood ah islamarkaana uu u Xiran yahay Culeys la uu maamulka Puntland uu saaray diyaaradihii ka dagi lahaa garoonka galmudug.

 

 

 

 

 

Madaxweynaha Galmudug ayaa Maamulka Puntland ugu baaqayn in ay qaadaan xanimada saaran Garoonka Gaalkacyo ee Galmudug,waxaana uu ku hanjabay Qeybdiid in hadii Puntland ay Baaqaasi fulin weyso ay Arrinta intaas ka sii Xumaan doonto sida uu sheegay.

 

 

 

 

Puntland ayaa Wali sii Wada is hortaaga ay ku sameeyeen Garoonka Gaalkacyo ee Dhanka Galmudug sida Ay Sheegeen Maamulka Garoonka Gaalkacyo..

 

cabdiqeybdiid

 

 

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Galmudug 

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

6 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here