Home Wararka Caalamka Madaxweynaha Ruushka Oo UKrain kala Jaray Amar Deg Deg ahna Ku Bixiyay...

Madaxweynaha Ruushka Oo UKrain kala Jaray Amar Deg Deg ahna Ku Bixiyay in Ciidamao la Geeyo

0

Ruushka caawa waxaa uu aqoonsaday Lohaniski iyo Donetski, Saacad uun kadib Aqoonsiga waxaa uu Madaxweyne Putin amray in lageeyo ciidamo suga amniga labadaas Jamhuuriyadood oo isla caawa Aqoonsaday.

Talaabadan ayaa ah mid sharciyan uu qiil ugu haysto, kadib codsi uga yimid labada Madaxweyne ee 2-da Jamhuuriyadod, aqoonsiga waxaa ku lamaanaa inuu helo sharciyad uu kugalo gudaha dalkii la oran jiray Ukraine, oo uu kal hore ka jaray Crimea.

Putin, caawa waxa uu sheegay inay khalad-ba ahayd in midowgii Suufiyeet la burburiyo, sida muuqatana waxa uu dedaal ku bixinayaa inuu markale soo ceshado haybadiisii awoodeed ee la luntay kalatagii Midowgii Soofiyeetka 30 sano kahor.

Ad
Previous articleGudoomiye Muuse Geele oo Sheegay Inuu Kursigii Fahad yaasiin aan loo Marin Habraacib Doorashada
Next articleNin iyo Hooyadiis oo is waysanaa ku dhawaad 50 Sano(Sawiro) oo Dib isku Helay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here