Home ciyaaraha maanta Shirkada ku howlan dhismaha wadooyinka galmudug oo shaacisay waqtiga uu dhamaanayo howshooda….

Shirkada ku howlan dhismaha wadooyinka galmudug oo shaacisay waqtiga uu dhamaanayo howshooda….

1
SHARE

Xilli Wali dacyactir xoogan lagu haayo wadooyinka dhaxmara Caasimada Galmudug kuwaasi oo la doonayo in laga dhigo laami ayaa haddane Kambaniga ku howlan dhismaha wadooyinka gudaha magalada ayaa maanta waxaa uu shaaciyay in mudda laba bil ah ay ku soo gaba gaben doonan dhimaha wadooyinka .

 

 

 

 

Madax Kampaniga Oshaako OO maanta la hadlay Radio Galmudug ayaa sheegay in meel fiican ay u marayeen dhismaha wadada islmarkana waxaa uu sheegay in shacabka ay ka qeyb qaadanayaan dhimaha wadada.

 

 

 

Hadalka ka soo baxay Campaniga ku howlan dhisida wadooyinka Caasimada Galmudug ayaa ku soo beegmaya xilli shacabka ay si weyn ah u soo dhaweyeen dhismaha lagu haayo wadooyinka magalada.

 

 

 

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxa kambaniga.

 

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here