Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Koonfur Galbeed oo si rasmi ah u shaacisay inaysan ka qeyb gali...

Koonfur Galbeed oo si rasmi ah u shaacisay inaysan ka qeyb gali doonin kulanka uu iclaamiyay Ra’iisul wasaare Rooble.

0

Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaacisay inaysan ka qeyb gali doonin kulanka uu iclaamiyay Ra’iisul wasaare Rooble Iyagoo ka qeyb gali doona Kulanka Farmaajo

Horay ayaa loo ogaa in Maamulka Konfur galbeed Soomaaliya ay taageera weyn u hayaan Madaxweyne Farmaajo, waxaana qeyb ka ah Galmudug.

Galmudug Hirshabelle iyo Jubbaland ayaa laga sugayaa inay la kala saftaan Madaxweynaha iyo R/w dalka.

Madaxda sare ee dalka ayaa waxaa u dhaxeeya Khilaaf xoogan oo ka dhalatay doorashada dalka

 

Ad
Previous articleGuddiga Doorashada oo ku dhawaaqay Gudoomiye cusub oo KMG ah
Next articleGudoomiyaha Aqalka Sare oo War Culus Soo saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here