Home ciyaaraha maanta Qudbadii cabdiqeybdiid uu ka jeediyay caleemo saarka madaxweynaha koonfur galbeed oo dhameystiran=dhageyso….

Qudbadii cabdiqeybdiid uu ka jeediyay caleemo saarka madaxweynaha koonfur galbeed oo dhameystiran=dhageyso….

0
SHARE

xaflad weyn oo maanta lagu caleema saarayay madaxweynaha maamulka k/galbeed soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay.

 

xafladaani waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka kala socotay maamul gobolayd yada ka jira dalka iyo madaxweynaha soomaaliya xasan sheeq maxamuud
ugu horeyn waxaa ka hadlay madaxweynaha Dowlada galmudug Mudane cabdi xasan cawaale(Qaybdiid) oo ku dheeraaday qudbadii uu ka jeediyay xaflada asagoona ugu baaqay shacabka ku nool saddexda gobol inay la shaqeeyaan ..

 

madaxweynaha k/galbeed soomaaliya mudane shariif xasan sheeq aadan
shariif xasan sheeq aadn oo haatan ah madaxweynaha maamulka k/galbeed ayaa ah siyaasi in badan ku soo dhex jiray siyaaasada soomaaliya isagoona xilal badan ka soo qabtay dowladihii kumeel gaarka ahayd sanadihii 2004-2007 wuxuu haa gudoomiyihii baarlamaanka dowladii kmg ahayd uu hogaaminaayay Allaha unaxariistee C/llahi yuusuf Axmed sanadkii 2010kii wuxuu noqday sido kale gudoomiyaha baarlamaanka dowladii kmg sheeq shariif sheeq axmed.

 

wixii ka dambeeyay xiligii dalka uu ka baxay ku meelgaar xilibaan kamid ah xilibaanada soomaaliya.

 

 

ugu dambeyntii xaflada ayaa ku soo idlaatay jawi dagan iyadoona amaanka ay sugayeen ciidamada Amisom iyo kuwa DFS.

 

 

 

 

Dhageyso Qodbada Madaxweynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here