Home Wararka Maanta Deg Deg Taliyaha Ciidanka XDS oo digniin u diray Ciidamada Siyaasadda ku...

Deg Deg Taliyaha Ciidanka XDS oo digniin u diray Ciidamada Siyaasadda ku milmay

0

Odawaa yuusuf Raage Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa uga Digay dhamaan Ciidamada Qalabka sida in aysan ku milmin Siyaasadda islamarkaana aysan cid gaar ah u hiilin.

Taliyaha CXD ayaa Ciidamada Faray inay Dalka ugu shaqeeyaan sidii ay ugu dhaarteen Balse ay ka reebantahay inay dad isku Haysta Siyaasada ay la kala saftaan.

Waxuu Soo qaatay Dhowr tusaale oo Muujinaysa in Ciidamada Xooga Dalka Looga baahanyahay inay ku sifoobaan.

Shirkaan jaraa’id ayaa yimid ka dib Markii Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ay Kulan ku yeesheen Saraakiil Sar sare oo ka Tirsan Milateriga Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Ad
Previous articleMadaxweyne Siciid Deni oo Gaaray Magaalada Muqdisho
Next articleDalka Kenya oo Lagu la’yahay Ganacsade Somali ah Mudo Todobaad ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here