Home Wararka maanta Dhalinyarada galmudug iyo ximin iyo xeeb oo colaada gobolada dhexe baaq kasoo...

Dhalinyarada galmudug iyo ximin iyo xeeb oo colaada gobolada dhexe baaq kasoo saaray dhageyso…

0

C/raxman nadaara iyo C/laahi jamac dhoore oo Hogamiyaha dhalinyarada galmudug iyo ximin iyo  xeeb ayaa kubaqay in colada la joojiyo dhinaca kalena sheegay in lagu fashilinayo colada maamulka gobolada dhexe.

Waxaa Dhawaanahan ısagoo Soo Taraya Baaq nabadood oo ku Aadan Colaada ka Jırta Gobolka Mudug Deegaan Hoos taga kadib Dagaalo Dhexmaray Dad Wada Dhashay oo Halkası daga…

Hadalka Dhalinta Galmudug iyo ximin iyo Xeeb Ayaa ku soo Aadaya iyadoo Madaxda iyo Waxgaradka Gobolada Dhexe ay Baaq Nabadeed ugu Baaqeen Dagaaladaasi,,

Halkan Hoose ka Dhageyso

 

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here