Home Wararka caalamka Somalia iyo somaliland oo wadahadal ku dhexmaraya ankara faafaahin kulankan….

Somalia iyo somaliland oo wadahadal ku dhexmaraya ankara faafaahin kulankan….

1

Wararka ka imaanaya Dalka Turkiga ayaa sheegaya in Wadahadaladii u dhexeeyay  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland uu dib uga Furmayo Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga,kaas oo mudooyinkaan hakad ku jiray.

 

 

 

 

Wafdiga ka socda Maamulka Soomaaliland ayaa gaaray Magaalada Ankara,waxaana Hogaaminaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliland Mohamed Bihi Yonis.

 

 

 

 

Sidoo kale Wafdiga Dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Saacadaha Soo socda ay ka dhoofaan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka,kuwaas oo ku sii jeeda Dalka Turkiga.

 

 

 

Wafdiga Dowladda ayaa waxaa Hogaaminaya wasiirkii hore ee Amniga Qaranka Xukumadda  Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed.

 

 

 

Lama oga inta uu socon doono Wada hadalada u dheexay Soomaaliya iyo Soomaaliland ee lagu balan san yahay in uu ka Furmo Dalka Turkiga.

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here