Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso Sanater C/xakiin Macalin Axmed oo si kulul uga hadlay Colaada ka...

Dhageyso Sanater C/xakiin Macalin Axmed oo si kulul uga hadlay Colaada ka taagan Galmudug

0

Sanater C/xakiin macalin Axmed oo ka mid ah xildhibaanada Cusub ee Aqalka sare ee dhawaan Lagu doortay Galmudug ayaa si kulul uga hadlay dhaqdhaqaaqyada Ciidan ee Ahlusuna ay ka wadaan galmudug.

Xildhibaanka ayaa yiri ” Alshabaab iyo ahlusuna si Guud ayaa loola Dagaalamayaa hadii ay sii wadaan ficilada Nuucaan ah, waxaana leenahay Alshabaab waa Soomaali Fikir ayaana kula dagaalnay si lamid ah ayaana ula dagaalameenaa Ahlusuna.

waxuu sheegay sanaterka in Laba Canug oo la saaray 4 gaari in aan lagu Carqaladeen karin Deegaanada Galmudug, waxaana shacabka u sheegayaa in ay ka fogaadaan Fikradaha nuucaan ah.

Ad
Previous articleRa”isul Wasaare Rooble oo La Kulmay Golaha Amniga Qaranka
Next articleCiidanka Ahlusunna oo la wareegay degaanka Ceeldheere ee Maamulka Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here