Home Wararka caalamka Madaxweynaha ximin iyo xeeb iyo jaaliyada gobolada dhexe ee sweden oo kulan...

Madaxweynaha ximin iyo xeeb iyo jaaliyada gobolada dhexe ee sweden oo kulan qaatay daawo sawirada…

4

Waxaa hada kullan balaaran uu oga socdaa caasimada dalka swedan ee Stockholm jaaliyada soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobollada dhexe iyo madaxweynaha maamulka ximin iyo xeeb oo safar shaqo ku dagay dalkaas.

 

 

 

kullanka oo ay iskugu yimaadeen qabiilada kala duwan ee dega gobollada dhexe ee soomaaliya ayaa waxaa baaq loogu dirayaa dirir shalay gobolka mudug ku dhexmartay dad xoolo dhaqato ah waxaana loogu baaqay in dagaalka lagu joojiyo sida ugu dhaqsiyaha badan.

 

 

 

sidoo kale waxaa kullanka diirada lagu saaray sidii jaaliyada gobollada dhexe ee ku nool dalka swedan oga qeyb qaadan laheyd dardargalinta dhismaha mamamulka loo dhisaayo gobollada galgaduud iyo mudug.

 

 

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco warar keena dambe

12345678910

11

10 ku laabo mudug24 xiriir

4 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here