Home Wararka caalamka Askari toogasho ka geestay magaalada muqdisho..dhageyso…

Askari toogasho ka geestay magaalada muqdisho..dhageyso…

2

Askari katirsan Ciidanka Boliska oo loo maleynayo in madaxa looga jiro ayaa maanta hal ruux ku dilay saddex qof oo kaana ku dhaawacay Xaafada taleex ee Degmada Hodan gaar ahaan agagaarka Cawardii hore .

 

 

Sida warku sheegayo Askariga ayaa dadkan siyaabo kala duwan u weeraray taasi oo ilaa hada dadka Xaafada ay hadal hayaan Sababta uu u beegsaday.

 

Hoos ka Dhageyso Codka

10 ku laabo mudug24 xiriir

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here